Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay diyaaradii kusoo dhacday Bardaale

Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay diyaarad ee leedahay Shirkada diyaaraha Afrikan Airways Express oo shalay galab kusoo dhacday degmada Bardaale ee gobolka Baay halkaas ay u waday xamuul . Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo war kasoo saartay shilkan diyaaradeed ayaa ka tacsiyadeesay dadkii ku dhintay shilkaasi, waxa aya wasaaradu sheegtay … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay diyaaradii kusoo dhacday Bardaale